Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug oo la kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay booqasho, hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha cusub ee JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habeen hore loo doortay Madaxweynihii 10-aad ee JFS. Qoor Qoor oo kamid ahaa saaxiibada aadka ugu dhawaa sidoo kale ka shaqeenayay in mar kale talada kusoo laabto Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay … Continue reading Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug oo la kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)